Jawaari oo ka hadlay waxa ku kalifay in uu iscasilo

0
407

Is-mariwaa siyaasadeed oo jiitamayay ku dhawaad Bil kaddib ayuu ugu danbeyntii guddoomiyihii Golaha Shacabka Prof Maxamed Cismaan Jawaari waxaa uu maanta golaha Baarlamaanka ka hor jeediyay khudbadiisii sagootinta, isaga oo faah faahin dheeraad ah ka bixiyay waxa ku kalifay in uu tallaabadan qaado.

Akhriso Nuxurka sababta keentay in Jawaari uu xilka ka dego. Jawaari oo la hadlayey xildhibaanada waxa ku kalifay in uu xilka guddoonka Golaha Shacabka iska casilo aya sheegay arrimo aay ka mid yihiin.

NALA WADAAG MUSTAQBALKA JAWAARI XAGEE AYEE KU DANBEYN DOONAA?

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.