Jidadka magaaalada Muqdisho oo dib loo furay

0
92

Axad, June, 17, 2018 (HOL)–Qeybo ka mid ah waddada Maka Al-Mukarama ayaa saakay la arkayay iyagoo furan oo dib gaadiidka ay u isticmalayaan, sidoo kale waxaa la furay waddooyinka soo gala Maka Al-Mukarama oo gaadiidka aanu soo gaari jirin, isla markaana dhexda ku kala wareegi jiray.




READ MORE FROM THE SOURCE: Jidadka magaaalada Muqdisho oo dib loo furay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.