Khamiis, Janaayo, 02, 2020 (HOL)-Magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa in maanta uu ka dhaco dibadbax uu soo qabanqaabiyay maamulka gobolka Banaadir kaa oo looga soo horjeedo Qaraxii toddobaadkan horraantiisii ka dhacay Isgoyska Ex Koontarool Afgooye.
SOURCE: Jidadka Muqdisho qaarkood oo xiran iyo dibadbax la qorsheynayo in uu dhaco