JINKU MA JECLAAN KARAA INSIGA?

0
211

JINKU MA JECLAAN KARAA INSIGA?

 sida aynu ognahay jinku wuu jeclaan karaa insiga taasna maaha waxa in badan laga hadlo waayo dadka badankiisu uu arkaa qof la leeyahay waxaa ku jira jin  hasa ahaatee waxaa is weydiin leh sideejinku ku jeclaan karaa  binu aadanka  waxaa hadaba jira sababo uu jinku ku galo qalbiga iyo jidhka qoka waxaa ka mid ah tusaale ahaan iyada oo ay dumarku feydaan cawradeeda iyada oo aan is ogayn sida bawdyahay  isla mar ahaantaana aan afka ku hayn xuska alle iyo iyada oo inantu xidhata dhar aad u qafiifsan misana soo jiidanay indhaha dadka kadiban ay istaagto muraayad guriga iyada oo soo bandhigaysa quruxdeeda lana yaaban quruxdeeda waxaana markaas dhici karta inu uu jinku ku jiro qolka aysan ogayn sidaana uu ku jeclaado  waxaa kaloo badanaa keena in uu jinku jeclaado isnsiga in uu ku seexdo qofku dhar khafiifa ah xiliga xagaagii  isaga oo aan akhrisan wax quraan ah jinku wuxuu ka maseeraa marka uu arko inanta uu jecel yahay oo la hadlaysa wiil kale waayo wuxuu jinku ka maser badan yahay insiga mana yaqaano qofku in uu jecelyahayjin wuxuu mararka qaarkood moodaa in qof la hadlay oo kale wuxuu jinku adeegsadaa cabsi gelin iyo in uu u hanjabo qofta uu jeclaaday  sidaa daraadeeda waxaa ka muuqda wiilka ama gabadah uu jeclaaday murugo iyo welwel badanoo aan haysan dadka kale waxaa dhacda in qofka uu jeclaaday lagu salido hurdo badan waayo jinku wuxuu jecelyahay in uu ku hurdo dhabta qofta uu jeclaaday Jinku wuxuu u diidaa inanta in ay guursato isagoo u soo maray dhawr wado oo ay ka mid yihiin In uu wajiga inanta ka dhigo wax aad u fool xun mar walba oo ay inamadu is yidhaahdaan la sheekaysta waxaa dhacda in hadii nin soo doono ay tidhaahdo waan diiday mana doonayo ninkan iyada oo aan lagaran waxay ku diiday  wuxuu kaloo jinku bedelayaa dabeecada gabdha  waxaana laga yaabaa in ay ka xanaaqdo waxyaabo iska fudud oo ay qayliso inta uu joogo ninka soo doontay  waxaa kale oo dhacda in ay diido oo iska soo taagto in ay nin kala sheekasato arin guur taasina waxay sababtaa in uu iska tago ninka damca oo aanu ku soo laaban  waxay  u arkaysaa inanta jinku ku jiro in uu nin waliba ceeb leeyahay Jinku wuxuu dhaqan u leeyahay in aanu ka maqnaan gabdha uu jeclaaday ilbiriqsi waayo wuu weheshadaa wuxuu dhibaato weyn u gaystaa hadii ay naagtu tahay mid reer leh wuxuu qabtaa ninkeeda xiniinyaha si uu cadho uga dhex abuuro lamaanayaasha is jecel   halkaas oo niyad  jab iyo dhibaato aad u weyni ku soo wajahdo labadii lamaane iyado oo naagtu ka cabanayso dhanka galmada kuna eedeenaysa ninkeeda in uuna gudan  karin waajibaadka nin nimo,  dhibaatooyinkaasi ugu danbeynta waxay sababaan in ninka iyo naagtiisu kala tagaan taasina ay noqoto fursad uu jinku ku helo gabadhii oo keli ah kadiban uu la raaxaysi la yeelan karo, Dad badna oo jin galay marka wareysi lala yeesho hadii ay rag yihiin waxay sheegaan iyaga oo naag u galmoonaya hadii ay dumar yihiina waxay sheegaan iyaga oo rag u galmoonaya taasna waxaa culimada diinta iyo dadka wax garadka ahba ku cadeeyeen in jinku jeclaan karo insiga.ururintii iyo diyraarintii: Ahmed Mohamed Karshe

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.