JIVENTUS OO SI WAYN U BAADI GOOBAYSA ROBERT LOWANDOWSKI.

0
200

kooxda Juventus ayaa waxaa si dar dar leh ay ugu soo biirtay baacsiga loogu jiro xidiga kooxda Bayern Munich Rebert Lowandowski.

Xidigan ayaa waxaa horay u raadinayay kooxha Chalsea iyo Man United iyadoona haatan raadintiisa ay u muuqato mid xiiso wayn sii yeelanaysa.

xidigan oo dhawaan la ogaaday in Bayern ay ku qanacsnaayn in uu ka tago ayaa waxaa dhannka kale muuqata in kooxahan midkood ay ka Go’an tahay soo xero gelintiisa.

dhanka kale warbaahinta Gudaha Talyaaniga ayaa baahiyay warar ku aadan in masuuliyiinta kooxda Jiventus ay beeniyeen in ay iska iibiyaan Xidiga Ganzalo Higuin.

waxaana sida warbixinada qaar lagu xusay kooxdan go’aankeeda ugu dambeeya ee xidigan lala sugaysaa Marka uu soo idlaado kooka aduunka.

Robert Lowandowski waxaa laga war dhowrayaa halka uu ku dambayn doono mutaqbalkiisa.

 

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.