Axad, July, 15, 2018 (HOL)–Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada Dhexe gaar ahaan degmada Jilib ayaa sheegaya in Al-shabaab meel –fagaro ah ku toogteen Labo ruux oo dhalinarro ah kuwaa oo ay ku eedeeyeen in ay horay u dileen Nin reer Miyi ahaa.
READ MORE FROM THE SOURCE: Jubbada Dhexe : Al-shabaab oo toogasho ku fulisay Labo Ruux