Jubbada Hoose oo lagu soo bandhigay saraakiil ka soo goostay Al-shabaab

0
109

Isniin,July, 02, 2018 (HOL)–Saraakiisha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ee ka howlgala gobolka Jubbada Hoose ayaa warbaahinta u soo bandhigay sarkaal ka tirsanaa Al-shabaab oo uu wehliyo mid ka mid ah dagaalamayaasha Ururka.




READ MORE FROM THE SOURCE: Jubbada Hoose oo lagu soo bandhigay saraakiil ka soo goostay Al-shabaab

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.