Jubbaland oo lacag ugu badashay Qoriggii uu sitay sarkaal ka tirsanaa Al-shabaab oo isku soo dhiibay

0
144

Jimco, July, 13, 2018 (HOL)–Taliska hay’adda Nabad-sugida maamul gobolleedka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku soo bandhigay sarkaal ka soo goostay Al-shabaab oo magaciisa lagu sheegay Aadan Hudow Cabdi.




READ MORE FROM THE SOURCE: Jubbaland oo lacag ugu badashay Qoriggii uu sitay sarkaal ka tirsanaa Al-shabaab oo isku soo dhiibay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.