Jubbaland oo taliye u Magacaawday howlgalka Shabaab looga saarayo Gobolka Jubbada Dhexe

0
96

Wareegto kasoo baxday Wasaaradda amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa lagu Magacaabay taliyaha howlgalka Shabaab looga saarayo Gobolka Jubbada Hoose. Wareegtada oo ku taariikheysan 31/12/2018 ayaa waxaa taliyaha xoreynta Gobolka Jubbada Dhexe loo Magacaabay Gaashaanle Sare Axmed Jaamac Salaad. Magacaabistaan ayaa kusoo aadeysa xilli Maamulka Jubbaland uu maalmihii lasoo dhaafay u diyaar garoobayay dagaal Al-Shabaab […]




SOURCE: Jubbaland oo taliye u Magacaawday howlgalka Shabaab looga saarayo Gobolka Jubbada Dhexe

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.