UNITED NATIONS SUPPORT OFFICE IN SOMALIA (UNSOS)
MABAADII’DA QARAMADA MIDOOBAY: DAACADNIMO, XILKASNIMO, IXTIRAAMKA KALA DUWANANSHAHA DADKA
BOOSKAN WAXAA UU U FURAN YAHAY OO KELIYA DADKA U DHASHAY SOOMAALIYA MANA LAHAN FAA’IIDOOYINKA LA MID AH KUWA CAALAMIGA AH
HAWEENKA SI GAAR AH AYAA LOOGU BOORRINAYAA IN AY CODSADAAN
TAARIIKHDA KAMA DAMBEYSTA AH: : 01 AGOSTO 2018
TAARIIKHDA SOO SAARISTA : 03LUULYO 2018
MAGACA JEGADA : KAALIYAHA SAADKA
HEERKA : GL-4
QAYBTA : GAADIIDKA
GOOBTA : MUQDISHO
MUDDADA HESHIISKA : SHAQO HAL (01) SANO OO GO’AN
LAMBARKA OGEYSIISKA SHAQADA BANNAAN : UNSOS/TPT/033/2018
OgeysiisKhaas ah
Booskanwaxaa la maalgelinayaamuddohalsanooohordhac ah kaliya, muddokordhintanawaxaa ay kuxirnaandoontaasida loo ansixiyomiisaaniyadda. Booskanwaa mid maxalli ah. Codsadahaayaamas’uul ka ah dhammaankharashka ka bixidoonosiuuulawareegobooskan. Dhammaancodsadayaashawaxaasiweynlooguboorrinayaa in ay codsiyadoodakusoogudbiyaanhab online ah (internet) sidaugudhaqsiyaha badan kaddibmarkii la xayeysiiyoshaqadaniyo ka horintaaan la gaarintaariikhdakamadambeysta ah eeku cad xayeysiinta.
Dadkadaneynaya in ay codsadaanshaqadankuwaasoohaatan la shaqeeyoqandaraasleyda UN waa in ay fuliyaanwaajibaadyadaheshiiska ay la galeenqandaraasleyda UN si ay u noqdaan dad u qalma in ay codsadaanbooskanbannaan.
Qaabeyntahay’addaiyo Kala Sarreynta
Booskanwaxaauu ka bannaanyahayQaybtaGaadiidka, Muqdisho. Xil-hayahawaxaauuhoosimaandoonaanKormeerahaQaybtaGaadiidka.
Mas’uuliyadaha
KaaliyahaSaadkawaxaauumas’uul ka noqondoonaawaajibaadyadasoosocda:
In uudiyaariyoXaashidaAdeeggaiyohawlaha kale ee ka mid ah UMOJA, uunasooqaadoshahaadooyinkadhaqaalaha.
In uu la kaashadoqaybaha/waaxyadaee ay khuseyso (tusaale, waaxdaiibsiga, xisaabinta) dhinacaxaqiijintaiyodiyaarintaqaan-sheegmarkiishaqada la dhammeeyo.
In uuxiriirjoogta ah la sameeyoshaqaalahahawlgalkakaasookuaaddanbixinta, iskuduwidda, la socodkaiyoxaaladdaadeegyadagaadiidka.
In uudiyaariyodalabkauunaxareeyoxogtahabbooneenidaamkasi loo sameeyodalabka.
In uusameeyodabbagaljoogta ah uunasijoogta ah u bixiyomacluumaadkusaabsanhawlahasaadkaiyoqorshayntaiyosidoo kale xaaladdadalabka.
In uu ka caawiyoshaqaalaha ka tirsanQaybtadhinacahab-raacyadaiyodhaqannadahabboon.
In uu la socdocaymiskagaadiidkaQaramadaMidoobay.
In uugacan ka geystoiskuduwiddacillad-bixintaiyodayactirkagaadiidkaQaramadaMidoobaysiwaafaqsansiyaasadahahowlgalkaeekuaaddandayactirkaiyocillad-bixinta.
In uuNidaamkaElectroonigga ah ee la SocodkaBaabuurta (EVMS) uugeliyouunakucusbooneysiyomacluumaadka, iyosidoo kale in uugacan ka geystodiyaarintawarbixinnadaxaaladdaeehabboon.
In uusameeyobaaritaankabaabuurtauunaogaadosababahakeenaycilladofarsamo ah, in uu la kaashadoshaqaalahacillad-bixintabaabuurtasixallooguhelodhibaatada ka horintaaandalab la sameyn.
In uunidaamkaelekroonigga ah ka diyaariyodalabkashaqo, uunahawlahadayactirkaiyocillad-bixinta u dirodadkabixiyaadeegyada.
In uuhubiyoxakamaynta/xaqiijintatayadabaabuurtakaddibmarkii la dhammeystiroshaqadaasagaookusameynayobaaritaaniyotijaabis.
In uuiskuduwoqaabiliddabaabuurtaiyo dib u celintabaabuurtacilladeysan.
In uuiskuduwohawlaha dib u soocelintabaabuurtahaddii ay kutimaaddocilladama ay soconkariwaayaan.
In uuqabtowaajibaadyada kale ee loo baahdo.
Kartida
Xilkasnimo: In uushakhsigaawood u leeyahay in uumacaamiisha u falanqeeyoxeeladahataageerradakuaaddanbaabuurta; in uukufaanoshaqadiisaiyoguulaha; in uumuujiyoxilkasnimoiyo in uuaqoonxeel-dheer u leeyahayshaqada; uuyahayqoffeejiganookuwanaagsan ka soobixiddaballanqaadyada, in uudhowromuddadakamadambeysta ah uunakuguuleystonatiijooyinka; halkiiuudhiiriggelin ka helilahaaarrimoshaksiyeedoo u khaas ah in uudhiiriggelin ka heloarrimokusaabsanshaqo; in uudhabar-adeygmuujiyomarkiiuu la kulmodhibaatooyinamacaqabado; in uunoqdoqofdegganmarkii ay asiibtoxaaladowalaackuabuura; in uuisasaaromas’uuliyad in uutixgeliyoarrimahajinsigauunaxaqiijiyosinnaantadhinaca ka qayb-galintadumarkaiyo ragga eedhammaanshaqooyinka.
QorsheyntaiyoQaabeynta: In uudiyaariyoyoolal cad kuwaasoowaafaqsanxeeladaha la iskuafgartay; in uugartohowlahaiyoshaqooyinkamudnaanta la siinayo; in uu wax ka beddelohowlahamudnaanta la siiyaysida loo baahdo; in uuwakhtiiyo hanta kuhabboonkubixiyodhammeystirkashaqada; in uusaadaalinkarohalistauuna u diyaargarooboxaaladahadegdegga ah markiiuusameynayoqorshaha; In uu la socdouuna wax ka beddeloqorshahaiyohowlahasida loo baahanyahay; in uuwakhtiga u adeegsadosihufan.
Wadashaqeyn– In uusiwadajir ah ulashaqeeyosaaxiibbadiisasi loo gaaroyoolkahay’adda; In uuafkaartauruuriyoasagaoosidhab ah u qiimeynayofikradahaiyokhibradahadadka kale; in uuyahayqofdiyaar u ah in uudadka kale wax ka barto; In uudanahakooxdauu ka horumariyodanahashakhsi; In uutaageerouunakudhaqmosiwaafaqsango’aankakamadambeyska ah eekooxda, xatahaddiigo’aannadaasaysan is waafaqsaneyngo’aankiisa; in uuamaantaguulaha la gaarayuu la qaybsadokooxdauunaaqbalo in uuqaybmas’uul ka yahaydhammaangaabiisyadakooxda.
Aqoonta
Waxbarashada: Shahaadodugsisare ah ama wax u dhigma.
Khibrad: Uguyaraanmuddolabo (2) sanooouuqofka ka shaqeynaayayhawlahasaadkaama wax la xiriira.
Luuqadda: IngiriisiyoFaransiisayaa ah luuqadahashaqadaeexafiiskaXoghayntaeeQarammadaMidoobay. Booskanwaxaa loo baahanyahayqoffasIIxku ah luuqaddaIngiriiska (hadal iyoqoraalba). Aqoontaluuqad kale waa mid faa’iidodheerad ah leh.
HabkaQiimeynta: Qiimayntadadka u qalmaboosaskanayaawaxaa ka mid noqonkaraaqiimeynmuhiim ah taasoo ay dabasocondoontowarreysikusaabsankartida.
Sida loo gudbiyo codsiga
Dadka u qalma shaqadan waxaa ay ku soo gudbin karaan codsiyadooda oo ay qayb ka tahay foomka Taariikhda Shakhsiyeed ee Qaramada Midoobay (P.11) cinwaanka hoose iyaga oo lambarka ogeysiiska shaqada bannaan iyo jegada shaqada ku qorayo qaybta mowduuca ka taariikhda kama dambeysta ah ama ka hor. Foomka P11 waxaad ka heli kartaa https://unsos.unmissions.org/jobs. Codsiyada la soo gudbiyo kadib waqtiga kama dambeysta ah ee 31 Luulyo 2018-ka lama aqbali doono. Warqadaha taarikh nololeedka dadka (CVs) lama aqbali doono. Kaliya dadka la soo dhejiyo ayaa lala soo xiriiri doonaa.
Email: recruitment-unsoa@un.org
Fadlan ku lifaaq nuqulka foomka P11, Shahaaddada Dugsiga Sare, Baasaboor ama Teesraha Aqoonsiga. Kuwani waa loo baahan yahay, waxaa ayna qayb ka yihiin codsigaaga si loo qiimeeyo in aad u qalantid. Fadlan ogow in Shahaadooyinka CID-da iyo NISA loo baahan doono qaybaha dambe ee hannaanka shaqaaleynta.
Qaramada Midoobay marnaba ma xaddideyso xaq u yeelashada dhinaca ka qaybgalka ee ragga iyo dumarka maadaama ay mabaaddii’deedu iyo tan hay’adaha la xiriira xuseyso sinnaan jinsi.
QARAMMADA MIDOOBAY MARNABA MA QAADATO WAX LACAG AH INTA LAGU GUDO JIRO HANNAANKA SHAQAALEYNTA (CODSIGA, KULAN WAREYSIGA, DIYAARINTA IYO TABABARKA)
READ MORE FROM THE SOURCE: KAALIYAHA SAADKA