KABTANKA XULKA BRAZIL OO DURBADIIBA SOO DIRAY FARIIN NIYAD JAB AH.

0
134

Thiego Silva oo ah kabtanka hogaamin doona xulka qaranka Brazil Ciyaaraha koobka Aduunka ee dhawaan ka furmi doona dalka Russia ayaa waxaa uu soo diray fariin marnaba aysan ka sugayn Taageereyaasha Xulkaasi Qaranka.

Silva oo haatan kamid ah Xidigaha Tababarka uu uga socdo Magaalada London ee is diyaarinta xoogan ku jira ayaa waxaa uu sheegay in uusan ku dhiiran karin in uu dhaho Barazil ayaa ku guulaysanaysa Koobka Aduunka Xili Ciyaareedka taa badalkeedna waxaa hadalkiisa uu kusoo koobay waxaan Balan qaadaynaa in Xulkeena Brazil uu soo bandhigi doono kubad aad u qurux badan.

“waan ku faraxsanahay inaan mar kale taariikhda galno inaga oo matalayna Xulkeena Qaranka ma dhihi karo waxaan ku guulaysan doonaa Koobka aduunka 2018 balse waxaan balanqaadi karnaa in Ciyaar aad u qurux badan aynu soo bandhigi doono.

33 jirkaan reer Brazil hadalka kasoo yeeray ayaa u muuqda in ay wax ka jiraan warar laysla dhexmarayay oo ku saabsan in

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.