Kakuma oo lugu qabtay bandhigii ugu horreeyay ee TEDx

0
164

Kakuma oo lugu qabtay bandhigii ugu horreeyay ee TEDx
Axad, June, 10, 2018 (HOL)–Xerada qaxootiga Kakuma ee dalka Kenya oo ay ku noolyihiin bollaal Soomaali ah ayaa lugu qabtay bandhiga caalamiga ah TEDx ,waxaana marti ku ahaa oo guulaha ay nolasha ka gaareen ku soo bandhigay dad horey usoo marey nolasha qaxootinimo.

READ MORE : Kakuma oo lugu qabtay bandhigii ugu horreeyay ee TEDx

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.