Kal-fadhigii Afaraad ee Aqalka sare oo soo xirmay

0
53

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi C/llaahi, ayaa lagu sheegay in uu xirmay Kal-fadhiga Afaraad ee Aqalka Sare. Warqaddan ayaa dhammaan Senotarrada Aqalka sare loogu sheegay in uu xirmay Kal-fadhiga 10-ka Bishan Jannaayo 2019-ka, isagoo dib u furmi doono 10-ka Misha Maarso ee isla Sanadkan, sida lagu qeexay […]




SOURCE: Kal-fadhigii Afaraad ee Aqalka sare oo soo xirmay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.