KANTE IYO WILLIAN OO KU HESHIIYAY ABAALMARINADA SANAD LAHA AH EE KOOXDA CHALSEA AY BIXISO.

0
91

Xidigaha kooxda chalsea ka wada tirsan ee N’Golo Kante Iyo walian ayaa waxaa ay kala qayb sadeen Abaalmarin sanadeedka ay bixiso kooxda kubada cagta ee chalsea.

Xidiga farance kasoo jeeda ayaa waxaa uu ku guulaystay xidiga ugu wanaagsan kooxda ee ay codkooda ku doortaan Taageereyaasha kooxda.

Halka wiilka Brazilian-ka ah uu isna helay abaalmarin ku aadan xidiga ugu fiican ee ay codkooda siiyaan Ciyaaryahanada Kooxda.

Sidoo kale ciyaaryahanada helay Biladaha ayaa waxaa kamid ah Andres chiristensen xidiga ugu da’da yar kooxda ee Bandhiga ugu wanaagsan soo bandhigay.

HADABA SIDAAN AYAY XIDIGUHU U KALA HELEEN BILADAHA.

Xidiga ugu fiican sanadka N’golo Kante

Xidiga ugu fiican oo taageereyaasha ay doorteen. Willian

Da’yarka ugu fiican. Andres Chiristensen

Akadeemiga ugu fiican. Reece James

Xidiga dhaliyay goolka ugu quruxda badan. Wallian waxaa uu ka dhaliyay Brighton.

Kooxda chalsea Tababaraheeda xili ciyaareedkan ma uusan soo bandhigin shaqadii looga baahnaa waxaa saraan cadaadis ah in uu garoonka kooxda keeno koobka dhagaha wayn Ee FA’ Cub oo ciyaarta kama dambaysta ah ee ka hortagayaan kooxda Man United.

 

 

 

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.