Kante oo wali loo kool koolinayo sida Dhalaan.

0
136

Madaxweynaha France “Kante la’aantiis World Cup gacanteena masoo gali laheen”
Pogba “Sida aan horay u sheegay wuxuu Kante leeyahay 9 sambab. Waa madaale weyn”-
Griezmann “Hadii Xulka kale ay kubadda heystaan waxaa qalbiga iiga soo dhaca waa Kante, islamarkiiba waxaan arkaa kubada oo lugteeyda ku jirta”
Madaxweynaha Russia “Koobka aduunka waxaan ku arkay ciyaartooy xirfadlayaal ah lakin ninkan gaaban ee France u ciyaara waa sida Askari dagaal ku jira oo xuduudiisa ka difaacaya cadowga”
Zidane “Kante ma uusan helin amaantii uu midnaa”
Ngole Kante aniga wax aan ku tilmaamo waan waayay. Wlh kan wax kale waaye- Hal erey ku tilmaan ???

Hadaba waxaa lawada fahan san yahay in guud ahaanba caalamka rumaysteen in wiilasha africa kasoo jeeda ee soo galootiga ah ay xulka farance u gacan geliyeen koobka aduunka.




READ MORE FROM THE SOURCE: Kante oo wali loo kool koolinayo sida Dhalaan.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.