KEDIS: Aqoon Intee La Eg Ayaad U Leedahay Ciyaarta Ugu Weyn NFL Ee Super Bowl? – Bal Is Tijaabi

0
94

Kooxda Los Angeles Rams iyo New England Patriots ayaa kulmaya ciyaarta Super Bowl 53 ee lagu qabanayo garoonka casriga ah ee Mercedes-Benz Stadium ee magaalada Atlanta ee gobolka Georgia maalinta Axada.
Kulanka Super Bowl waa mid aan ceynkiisa oo kale lagu arkin ciyaaraha dunida, waxaa ahmiyad weyn la siiyaa waqtiga nasashada oo la qabto fantasiyo ay ka soo qeyb galaan fanaaniin waa weyn.
Xayaysiinta la baahiyo waqtiga ay socoto Super Bowl oo ah tan ugu qaalisan iyo waliba garoomada lagu qabto oo casri ah ayaa ka dhiga ciyaarta Super Bowl ee kubada NFL mid ka duwan ciyaaraha kale oo dhan.
Hadaba ilaa iyo intee la eg ayaad garaneysaa ciyaarta ugu weyn NFL ee Axada dhaceysa, ka qeyb qaado kediska hoose islamarkaana tijaabi aqoonta aad u leedahay Super Bowl?
(function(d,s,id){var js,fjs=d.getElementsByTagName(s)[0];if(d.getElementById(id))return;js=d.createElement(s);js.id=id;js.src=’https://embed.playbuzz.com/sdk.js’;fjs.parentNode.insertBefore(js,fjs);}(document,’script’,’playbuzz-sdk’));

Sawir ka qaad natiijada kediska aad heshay ka dibna nala wadaag si aan u aragno heerka ay gaarsiisan tahay aqoontaada NFL
The post KEDIS: Aqoon Intee La Eg Ayaad U Leedahay Ciyaarta Ugu Weyn NFL Ee Super Bowl? – Bal Is Tijaabi appeared first on Latest football news.




SOURCE: KEDIS: Aqoon Intee La Eg Ayaad U Leedahay Ciyaarta Ugu Weyn NFL Ee Super Bowl? – Bal Is Tijaabi

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.