Kenya Airways oo duulimaad maalinle ah ka bilaabeysa Muqdisho

0
240

Isniin, November, 12, 2018 (HOL) -Diyaaradda Kenyan Airways ayaa duulimaadkeeda ku fidin doonta Geeska Afrika,waxayna howlgal duulimaad ah ka bilaabi doontaa Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho 15-ka bishan November 2018.




SOURCE: Kenya Airways oo duulimaad maalinle ah ka bilaabeysa Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.