Kenya: Baaris lagu bilaabay Ciidamo loo heysto Shil Khasaaro geystay

0
95

Taliyaha booliiska Kenya Joseph Boinnet ayaa sheegay in qaar ka mid ah booliiska baaritaan lagu samayn doono iyaga oo loo hayso shilkii baska ee Arbacadii dhacay oo ay ku dhinteen 56 ruux, sida uu ku soo warramayo weriyaha BBC-da Ferdinand Omondi. Mulkiilihii shirkadda baska leh ayaa la xiray ayuuna intaas ku daray. Taliye Boinnet oo […]




SOURCE: Kenya: Baaris lagu bilaabay Ciidamo loo heysto Shil Khasaaro geystay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.