Kooxda Baarayaasha QM ugu qaabilsan Cunaqabataynta saaran Somalia iyo Golaha Ammaanka ee QM waxay dhowr jeer ka digeen lugta ay Ciiddanka AMISOM ku leeyihiin Ganacsiga sharci-darradda ee dhuxusha laga dhoofiyo Dekedda Kismaayo. Haweeneyda Wasiirka Difaaca ka ah dalka Kenya, Raychelle Omamo waxay u sheegtay Kooxda ilaaladda ku haysa dadaalka Nabadda Somalia inay ku eedeeyeen Ciiddanka AM,ISOM arrintaasi, […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Kenya oo beenisay inay Ciiddankooda ku lug leeyihiin Ganacsiga Dhuxusha iyo Sonkorta ee Somalia