Kenya oo ka hadashay weerarka ka socda Magalada Nairobi

0
355

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar  hal qarax ku bilaawday oo Galabta lagu qaaday  hotel ku yaalla magaalada Nairobi oo lagu magacaabo DusitD2. Inta la xaqiijiyay 5 ruux ayaa la sheegay inay ku geeriyooday weerarka qaraxa ku bilaawday oo lagu qaaday Hotelka DusitD2 ee Magalada Nairobi waxaana mararka qaar halkaasi ka dhacay rasaas xooggan,iyada […]




SOURCE: Kenya oo ka hadashay weerarka ka socda Magalada Nairobi

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.