Kenya:Haweeney Soomaali ah oo isku ekeysiisay Walaasheed oo dacwad loo heysto

0
314

Boliska magaalladda Mombasa ayaa la sheegay inay xireen Cabdiyo Aadan Cali, taasi oo la sheegay inay doonaysay inay iska dhigto Walaasheeda oo lagu magacaabo  Xaliimo Aadan Cali, taasi oo ay dacwad kaga socoto Maxkamadda Mombasa. Shabakadda hivisasa.com ee Kenya ayaa qortay in Cabdiyo Aadan Cali isku-dayday inay hor tagto Maxkmadda, iyadoo isku muuqaal ekeysiisay Walaasheeda […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Kenya:Haweeney Soomaali ah oo isku ekeysiisay Walaasheed oo dacwad loo heysto

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.