|

KHABIIR SHAACIYAY HAL SABAB OO AY REAL KU WAYN KARTO POUL POGBA

Saxafiga ahna khabiirka ka faalooda ciyaaraha Spain ee Guillem Balague ayaa sheegay in uuna xiddiga khadka dhexe ee kooxda Man United ee Paul Pogba ku biiri doonin kooxda Real Madrid xagaaga.
Paul Pogba ayaa si weyn loola xiriirinayay kooxda Real Madrid todobaadyadii ugu dambeeyay xilli uu Zinedine Zidane doonayo in uu xiddiga ku xoojiyo kooxda.
Guillem Balague oo ka hadlaya Youtube- channel-kiisa ayaa yidhi” Uma malaynayo in uu Paul Pogba ku biiri doono Real Madrid inkasta oo si weyn loola xiriirinayo”.
“Mino Raiola wuu jecelyahay wararka xanta ah laakiin ma dhici doonto in uu Pogba ku biiro Real Madrid gaar ahaan in ay Man United dalban doonto lcag weyn”.
“Hadii ay dhacdo in uu Pogba ku biiro Real Madrid waxa uu ku kacayaa heshiiskiisu 500 oo Milyan marka la isku daro lacagta lagula soo wareego iyo mushaharkiisa sanadaha uu saxiixo”.
“Waan in aan iska ilowno gabi ahaan arinta Real Madrid la xiriirinaysa Paul Pogba”.
 




SOURCE: KHABIIR SHAACIYAY HAL SABAB OO AY REAL KU WAYN KARTO POUL POGBA

DAAWO WAREYSI IYO JAWAAB UU M. FARMAAJO KA BIXIYEY

Leave a Reply

DAAWO WAREYSIGA MADAXWEYNAHA

Recently Commented

  • Abdulqadir Tallman: Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay aas Qaran oo loo sameysay Saraakiishii lagu dilay nawaaxiga...
  • Abdulqadir Tallman: Yaa qaadanaya lacag ay soo daabaceen Farmaajo iyo qashinka ku hareereysan? Yaa tuugo ku aaminaya...
  • Abdulqadir Tallman: Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in baaritaan ay ku wadeen xafiiska Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda...
  • Abdulqadir Tallman: Ololaha uu waayadan ku hayay Raiisulwasaare Kheyre baa halkaa la galy ee Farmaajo isaga iyo...
  • Mohamed Ali Hassan: Application