Khasaaro ka dhashay Ciidamo ka wada tirsan Puntland oo dagaalamay

0
73

Wararka aan ka heleyno deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi Maanta dagaal  uu ku dhexmaray Ciidamo ka wada tirsan maamulka Puntland. Dagaalkaasi ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhacay deegaan lagu magacaabo Geed Qaboobe oo ay fariisimo ku leeyihiin Ciidamada Puntland ee dagaalku dhexmaray,kaasi oo ku yaalla Aaga deegaanka […]




SOURCE: Khasaaro ka dhashay Ciidamo ka wada tirsan Puntland oo dagaalamay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.