Khayre oo la kulmay Hay’adaha Garsoorka iyo Amniga

0
372

Axad, August, 19, 2018 (HOL)–Ra’iisal Wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa xarunta taliska booliiska Soomaaliyeed kula shiray wasiirka amniga, dhammaan hay’adaha garsoorka, guddoomiyaha maxkamadda sare, xeer ilaalinta, garyaqaanka, guddoomiyaha gobalka Banaadir, taliyaha ciidamada Asluubta iyo dhammaan taliyaasha cadaaladda iyo garsoorka, taliyaha booliiska Soomaaliyeed iyo taliyaha booliiska gobalka Banaadir.




READ MORE FROM THE SOURCE: Khayre oo la kulmay Hay’adaha Garsoorka iyo Amniga

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.