Kheyre oo Doha kula kulmay Xoghayaha Maaliyada Mareykanka

0
43

Axad, December, 15, 2019 (HOL)-Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa magaalada Dooxa kula kulmay xoghayaha maaliyadda dowladda Mareykanka, Steven Mnuchin, oo ka mid ah madaxda ka qayb galaysa madasha 19-aad ee Doha.




SOURCE: Kheyre oo Doha kula kulmay Xoghayaha Maaliyada Mareykanka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.