Kheyre oo Gabadhii ugu horeysay oo ka tirsan ciidamada Booliiska u xiray darajada Sarreeye Guuto

0
296

Axad , August, 26, 2018 (HOL) – Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudne Xasan Cali khayre oo wakiil ka ah madaxweynaha jamhuuriyadda, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa darajada Sarreeye Guuto u xiray Zakiya Xuseen Axmed oo noqotay gabadhii ugu horreysay ee darajadaas ka gaarta ciidanka Soomaaliya.




READ MORE FROM THE SOURCE: Kheyre oo Gabadhii ugu horeysay oo ka tirsan ciidamada Booliiska u xiray darajada Sarreeye Guuto

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.