Kheyre Oo Magacaabay Guddi Ay Ku Jiraan 8 Wasiir Oo Soo Celinaya Hantida Qaranka

0
46

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magacaabay guddiga Badbaadinta iyo Soo Celinta Hantida Qaranka
Guddiga Badbaadinta iyo Soo Celinta Hantida Qaranka ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka kooban 11 xubnood oo ay kujiraan 8 wasiir, guddoomiyaha gobolka Banaadir, hanti-dhowraha iyo xeer ilaaliyaha.
Akhriso:





SOURCE: Kheyre Oo Magacaabay Guddi Ay Ku Jiraan 8 Wasiir Oo Soo Celinaya Hantida Qaranka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.