Kheyre oo magacaabay Guddiga Qabanqaabada maalmaha xoriyada Soomaaliya

0
354

Axad, Janaayo, 05, 2020 (HOL)-Ra’iisal Wasaare Xassan Cali Kheyre ayaa magacaabay guddi ka shaqeyn doona u diyaargaroowga maalmaha xoriyada Soomaaliya 25 June iyo 01 July oo ay naga xigaan Afar bilood




SOURCE: Kheyre oo magacaabay Guddiga Qabanqaabada maalmaha xoriyada Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.