Kheyre oo sheegay sababta madaxweyne Farmaajo uu uga qeybgali waayay furitaanka Kalfadhigga 5aad ee Aqalka Sare

0
58

Isniin, April, 01, 2019 (HOL)–Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo khudbad ka jeediyay furitaankii Kalfadhiggii 5aad ee golaha Aqalka, ayaa sheegay in uu wakiil ka yahay madaxweynaha oo aan ka soo qeybgalin munaasabada.




SOURCE: Kheyre oo sheegay sababta madaxweyne Farmaajo uu uga qeybgali waayay furitaanka Kalfadhigga 5aad ee Aqalka Sare

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.