Khilaaf soo kala dhax-galay guddoonka Baarlamaanka Hirshabeelle

0
17

Khamiis, July, 11, 2019 (HOL) –Magaalada Jowhar ee xarunta dowlad gobolleedka Hirshabeelle saacadihii ugu danbeeyay waxaa ka soconayay kulamo xasaasi ah oo u dhaxeeyay xildhibaannada Baarlamaanka Hirshabeelle, kuwaa oo salka ku haya khilaaf soo kala dhax-galay guddoonka sare ee Golaha Baarlamaanka.




SOURCE: Khilaaf soo kala dhax-galay guddoonka Baarlamaanka Hirshabeelle

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.