Khilaafkii ka taagnaa masjidka Towfiiq oo xal laga gaaray

0
157

Isniin, Janaayo, 06, 2020, (HOL)- Khilaafkii ka dhex taagnaa masjidka Towfiiq ayaa laga gaaray xal, kadib markii midowga masaajida ay Soomaalidu maamusho ee Norway ugu danbeyn ku guuleysteen inay isku keenaan labada koox ee ku muransanaa xukunka masjidka.




SOURCE: Khilaafkii ka taagnaa masjidka Towfiiq oo xal laga gaaray

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.