Khilaafkii maamulka gobolka Hiiraan oo la soo afjaray

0
51

Jimco, July, 12, 2019 (HOL)–Ugu danbeyntii waxaa la soo afjaray ku dhawaad bil khilaaf siyaasadeed ka taagnaa maamulka gobolka Hiiraan kaa oo ka dhashay xil ka qaadistii madaxweynaha dowladda gobolka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare uu ku sameeyay guddoomiyihii hore ee maamulka gobolka Yuusuf Axmed Hagar Dabageed.




SOURCE: Khilaafkii maamulka gobolka Hiiraan oo la soo afjaray

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.