Khilaafkii Madaxda Galmudug oo heshiis laga gaaray iyo Madaxweyne Farmaajo oo..

0
118

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bogaadiyay is-fahamka ay gaareen dhinacyada Galmudug oo maalmahan u joogay magaalada Muqdisho xal u helista khilaafaadka siyaasadeed ee ka dhex jiray. Madaxweynaha ayaa yiri “Keddib wada-tashiyo aan la yeeshay dhinacyada ay khuseyso dib-u-heshiisiinta Galmudug, waxaan xalay ka gaarnay natiijo wax ku ool ah oo u adeegeeysa […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Khilaafkii Madaxda Galmudug oo heshiis laga gaaray iyo Madaxweyne Farmaajo oo..

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.