Kismaayo: Dad Ku Dhintay Kaawo Soo Duntay

0
122

Saddex qof ayaa  geeriyootey tiro kalena waa ay  dhaawacmeen kadib markii ay kusoo duntay Kaawo ku taalla duleedka magaalada Kismaayo ee Jubbada Hoose.
Dadka dhintay ayaa hoosta uga jiray buur dhagax ah oo ay Kaawo ka qodayeen, iyadoo dadka dhaawaca ahna la geeyey Isbitaalka guud ee Magaalada Kismaayo.
Kaawada soo duntay ayaa waxaa ay ku taalaa dhanka Koonfureed ee Magaalada Kismaayo waxaana ku hoos jiray marka ay soo dumeysay dad ka shaqeeya dhagaxaanta Guryaha.
Goobjoog News




READ MORE FROM THE SOURCE: Kismaayo: Dad Ku Dhintay Kaawo Soo Duntay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.