Kismaayo oo lagu soo bandhigay Ciidamo tiro badan iyo Gaadiid dagaal

0
285

Sabti, Janaayo, 05, 2019 (HOL)-Ciidamadan oo isugu jiray kuwa Madaxtooyada, Daraawiishta iyo Nabadsugidda Jubbaland ayaa lagu soo bandhigay mid kamid ah xerooyinka ciidamada ee magaalada Kismaayo




SOURCE: Kismaayo oo lagu soo bandhigay Ciidamo tiro badan iyo Gaadiid dagaal

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.