Kismaayo: Wararkii u dambeeyay ee weerarkii hotel Cas-caseey

0
56

Jimco, July, 12, 2019 (HOL) – Ciidammada amniga ee Jubbaland ayaa ku dadaallaya sidii xasillooni loogu soo dabaali lahaa magaalada xarunta kumeelka u ah maamulka ee Kismaayo, halkaa oo galinkii dambe weerar ku billowday qarax gaari lagu qaadday hotel Madiina (Ex Cascaseey).




SOURCE: Kismaayo: Wararkii u dambeeyay ee weerarkii hotel Cas-caseey

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.