Kismaayo:Wiil Aabihiis qoorta ka jarey

0
291

Wararka naga soo gaaraya deegaanka goobweyn ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Wiil Aabihiis uu qoorta ka jarey. Dhacdadaan oo aad looga naxay ayaa waxa ay ka dhacday deegaanka goobweyn oo 30km u jira Magalada Kismaayo,sida ay sheegayaan dad goobjoogayaal ah. Ciidamo ka tirsan kuwa Nabadsugida Jubbaland ayaa Gacanta ku dhigay wiilkii […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Kismaayo:Wiil Aabihiis qoorta ka jarey

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.