Koonfur Galbeed : Doorashada waqtiggeeda ayeey ku dhaceysa

0
243

Axad, November, 11, 2018 (HOL) -Kaddib is casilaadii gudddiggii doorashada maamulka Koonfur Galbeed waxaa soo ifbaxday shaki laga qabo dib u dhac ku iman kara waqtigga doorashada oo markii hore loo ballamay 17ka bisha.




SOURCE: Koonfur Galbeed : Doorashada waqtiggeeda ayeey ku dhaceysa

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.