Koox hubaysan oo weerar ku qaaday saldhig ciiddan oo kuyaala waqooyiga Gaalkacyo

0
7

Axad, December, 15, 2019 (HOL)-Koox hubaysan ayaa caawo fiidkii weerar ku qaaday saldhig ciiddan oo kuyaala waqooyiga magaalada Gaalkacyo, iyagoo u adeegsaday bombo gacmeedyo iyo rasaas toos ah.




SOURCE: Koox hubaysan oo weerar ku qaaday saldhig ciiddan oo kuyaala waqooyiga Gaalkacyo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.