Koox hubeysan oo dilka geystay duleedka Magalada Muqdisho iyo faah faahino..

0
137

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Magalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in rag hubeysan ay xalay fiidkii Wiil Dhalinyaro ahaa ku dileyn gudaha deegaankaas. Wiilka dhalinyarada ah ee la dilay oo lagu magacaabi jiray Cabdirashiid Daahir Xasan,ayaa xilliga la dilayey waxa uu ka soo baxay goob Ganacsi oo ku taalla halka […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Koox hubeysan oo dilka geystay duleedka Magalada Muqdisho iyo faah faahino..

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.