|

KOOXDA KU GUULAYSAN KARTA PREMIER LEAGE OO LA SHAACIYAY WAATEE?

Wargayska Mundo Deportivo ee ka soo baxa dalka Spain ayaa saadaaliyay kooxda ku guulaysan doonta horyaalka premier League xilli ciyaareedkan.
Sida laga soo xigtay wargayska tartanka ayaa lagu kala guulaysan doonaa maalinta ugu dambaysa horyaalka iyada oo Liverpool ku garaaci doonto Hanashada horyaalka kooxda Man City.
Wargayska ayaa sheegay in ay Liverpool 6 kulan uga hadheen dhamaadka horyaalka halka ay Man City u hadheen 7 kulan marka lagu daro kulanka baaqiga ah ee ay la ciyaari doonaan Man United.
Kulankaas ayaa la ciyaari doonaa 24 bishan aynu haatan ku jirno waana kulan adag waxana laga badin doonaa Man City sida uu sheegay wargaysku.
Wargayska ayaa sheegay in ay Man United ka badin doonto kooxda ay xafiiltamaan taas oo Liverpool ka caawin doonta in ay ku guulaysato koobka horyaalka oo ayna ku guulaysan 28 sano.
Liverpool ayaa dhankeeda wajahaysa kulamo ay ugu weyn yihiin chelsea halka ay Man City la ciyaari doonto kulamo ay ugu weyn yihiin Tottenham iyo Man United.




SOURCE: KOOXDA KU GUULAYSAN KARTA PREMIER LEAGE OO LA SHAACIYAY WAATEE?

DAAWO WAREYSI IYO JAWAAB UU M. FARMAAJO KA BIXIYEY

Leave a Reply

DAAWO WAREYSIGA MADAXWEYNAHA

Recently Commented

  • Abdulqadir Tallman: Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay aas Qaran oo loo sameysay Saraakiishii lagu dilay nawaaxiga...
  • Abdulqadir Tallman: Yaa qaadanaya lacag ay soo daabaceen Farmaajo iyo qashinka ku hareereysan? Yaa tuugo ku aaminaya...
  • Abdulqadir Tallman: Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in baaritaan ay ku wadeen xafiiska Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda...
  • Abdulqadir Tallman: Ololaha uu waayadan ku hayay Raiisulwasaare Kheyre baa halkaa la galy ee Farmaajo isaga iyo...
  • Mohamed Ali Hassan: Application