Kooxo ku hubeysnaa bustoolado ayaa Caawa agagaarka baar ha i dhaafin oo kala qeybiya Degmooyinka Xamar Jajab iyo Waaberi ee Gobolka Banaadir ku dhaawaceen Askari ka tirsan Ciidanka dowladda. Askariga la dhaawacay ayaa ku sugnaa fariisin Ciidanka Dowlada ay ku leeyihii baar ha i dhaafin,sida ay Dalsan u sheegeen dad ka agdhawaa goobta,waxaana la sheegay in […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Kooxo hubeysan oo Caawa Askari ku toogtey Muqdisho