Kooxo hubeysan oo Sarkaal Ciidan ku toogtay duleedka Afgooye

0
246

Kooxo hubeysan ayaa Weerar jidgal ah waxa ay ku dileyn Sarkaal la shegay in uu ka tirsanaa Ciidamadii hore ee millateriga xilli uu ku socdaalayey deegaanka doonka ee duleedka degmada Afgooye. Sarkaalka la dilay ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Guudle Maxamed Nuur,waxana la sheegay in lala diley darawalkii gaariga u waday. Al-Shabaab ayaa Warar ay […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Kooxo hubeysan oo Sarkaal Ciidan ku toogtay duleedka Afgooye

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.