Kooxo hubeysan oo Sheekh Caan ah ku dilay duleedka Muqdisho

0
290

Rag hubeysan ayaa saakay waxa ay duleedka Magalada Muqdisho ku dileyn Nin Oday ah,kadib markii ay wadada u galeyn Gaari nooca raaxada ah oo uu watay kadibna ay rasaaseeyeen,waxana Ninkaas lagu Magacaabi jiray Sheekh Cabdullaahi Maxamed Rooble. Falkan dilka ah ayaa waxa uu ka dhacay inta u dhaxeysa Tareedisho iyo Tabeelaha Sheekh Ibraahim,waxana eheladiisa ay […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Kooxo hubeysan oo Sheekh Caan ah ku dilay duleedka Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.