Ku dhawaad 30 ruux oo u badnaa Ardey Jaamacadeed oo ku dhintay Qaraxii ka dhacay Ex Koontarool Afgooye

0
39

Sabti, December, 28, 2019 (HOL)-Ku dhawaad 30 ruux oo badnaa dad shacab ah ayaa lagu waramayaa ay ku dhinteen Weerar Ismiidaamin ah oo subaxnimadii hore ee saakay lagu qaaday Barkootarool oo canshuurta lagu qaado Isgoyska Ex Kootarool Afgooye




SOURCE: Ku dhawaad 30 ruux oo u badnaa Ardey Jaamacadeed oo ku dhintay Qaraxii ka dhacay Ex Koontarool Afgooye

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.