Ku dhawaan 16 ruux oo ku dhimatay Qaraxyo ka dhacay magaalada Baydhabo

0
52

Sabti, October, 13, 2018 (HOL)-Ku dhawaad 16 ruux ayaa lagu waramayaa in ay ku dhinteen Qaraxyo is xig xigay oo galab’dhicii caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, sidoo kale waxaa qaraxyada ku dhaawacmay in badan 20 ruux.




SOURCE: Ku dhawaan 16 ruux oo ku dhimatay Qaraxyo ka dhacay magaalada Baydhabo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.