Ku dhowaad 40 Ruux oo Ku Sumoobay Caano ay Cabeen deegaan ka tirsan G/Galgaduud

0
558

Wararka naga soo gaaraya  deegaanka  Xanan-buure oo ka tirsan Gobolka Galgaduud Dhanka Waqooyina ka xigta Caasimada Galmudug ee Dhusamareb ayaa waxa ay sheegayaan in Halkaasi ay ku Sumoobeen in ka badan 35 Qofood ku waasoo isugu jira Rag, Haween iyo Carruur . Dadka ayaa waxa ay ku sumoobeen Caano ay Cabeen xilli ay ku sugnaayeen […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Ku dhowaad 40 Ruux oo Ku Sumoobay Caano ay Cabeen deegaan ka tirsan G/Galgaduud

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.