Kulamo hordhac ah oo xalay lagu qabtay Magalada Kismaayo

0
99

Waxaa xalay Magalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose lagu qabtay kulamo gooni gooni ah oo ay lahaayeen Madaxda Dowlad Goboleedayda ee ku sugan Magalada Kismaayo. Kulamada ayaa ahaa mid looga tashanayay shirka madaxda Iskaashiga dowlad Goboleedyada ee Maanta la filayo in uu ka furmo Magalada Kismaayo iyo qodobo looga hadli doono. Madaxweynayaaasha Jubbaland, Puntland,Galmudug, Hir-Shabeelle […]




SOURCE: Kulamo hordhac ah oo xalay lagu qabtay Magalada Kismaayo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.