Kulan labo geesood ah oo Gaalkacyo uga furmay madaxweynaha Puntland iyo dhiggiisa Galmudug

0
61

Arbaco, May, 22, 2019 (HOL)– Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xarunta madaxtooyadda ee ku taalla bartamaha magaalada Gaalkacyo ku qaabilay madaxweynaha Galmudug, Axmed Ducaale Geelle Xaaf.




SOURCE: Kulan labo geesood ah oo Gaalkacyo uga furmay madaxweynaha Puntland iyo dhiggiisa Galmudug

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.