Kulan lagu falanqeeyay ka hortagga dambiyada dilalka hubeysan ee magaalada Ottawa, Kanada.

0
34

Jimco, December, 07, 2018 (HOL) – Kulan si ballaaran looga soo qayb-galay oo ay soo qabanqaabisay Diane Deans oo ah haweeneey laga soo doorto xaafadda Gloucester-Southgate ee koonfurta magaalada Ottawa ayaa si weyn looga hadlay ka hortagga dilalka hubeysan




SOURCE: Kulan lagu falanqeeyay ka hortagga dambiyada dilalka hubeysan ee magaalada Ottawa, Kanada.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.